|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madal Kulmisay Asxaabta Mucaaridka Iyo Xukuumada, Dhaliishii faysal Ee Madaxwayne Biixi, Weerarkii Wasiir Boos+Doodkii Cali Canter.
October 15, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa madal uu ka hadlayay wuxuu dhaliil culus ujeediyay hogaaminta madaxwayne muuse biixi balse waxaa si deg deg ah uga jawaabay wasiirka ciyaaraha boos mire ee isagu si qaawan u weeraray gudoomiye faysal. Sidoo kale waxaa isna madashan ka hadlay siyaasi cali canter oo kamids Hogaanka sare ee xisbiga wadani kaasi oo sheegay in uu la mawqif yahay faysal cali waraabe ay dalka ka jiraan dhibaatooyinkaa uu sheegay Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Iyo Wixii kala Qabsaday faysal,Boos Mire iyo Siyaasi Cali Canter;
Related posts:Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Dawlada Hoose. Safiirka Shiinaha Ee Muqdisho Oo Si Kedis Ah U Baajiyey Safar Uu Toddobaadkan Ku Iman Lahaa Hargeysa... Xoghaye Xamse Khayre Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xukunka Deg Deg Ah Ee Lagu Riday Abwaan Cabdiraxmaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|