Laascanood (W,N) gudidii nabadaynta beelaha dirirtu hore ugu dhexmaray koonfurta gobolka sool ayaa si adag uga hadlay dagaal dib uga soo cusbaanaaday beelaha oo maanta dagaal dhexmaray khasaare dhimasho iyo dhaawac sobobay dhexmaray
Gudidan ayaa beelahan walaalaha ah ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalka iyo dhiiga bilaa micnaha ku daadanaya isagoo ugu baaqay in joojiyaan
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/LmFnbNitR7A