|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudidii Nabadaynta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dagaalka Dib Uga Soo Cusboonaaday Iyo Baaqa Ay Udireen.
October 22, 2018 - Written by Editor:Laascanood (W,N) gudidii nabadaynta beelaha dirirtu hore ugu dhexmaray koonfurta gobolka sool ayaa si adag uga hadlay dagaal dib uga soo cusbaanaaday beelaha oo maanta dagaal dhexmaray khasaare dhimasho iyo dhaawac sobobay dhexmaray Gudidan ayaa beelahan walaalaha ah ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalka iyo dhiiga bilaa micnaha ku daadanaya isagoo ugu baaqay in joojiyaan Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/LmFnbNitR7A Related posts:DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Degmada Geed Balaadh Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb,... Warbaahinta Taiwan Oo War-bixin Dheer Ka Qortay Xidhiidhka Somaliland, Dekedda Berbera & Doorka Dala... Wargeys Caalami Ah Oo Sheegay In Somaliland Laga Saaray Hay’ad Qaramada Midoobay Ka Tirsan Oo Diiday... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|