WAJAALE NEWS

DAAWO;-Liiska Musharixiinta Madaxweyne Iyo kuxigeen Ee Maamul Goboleedka Punthland Oo La Shaaciyay.

GAROOWE(W,N) Gudida doorashooyinka maamul goboleedka puthland ayaa caawa fiidkii ku dhawaaqay liiska rasmiga ee isku diwaan galiyay murashixiinta madaxwayne iyo madaxwayne kuxigeen ee puthand.

Sidoo kale gudida ayaa sheegay in uu been abuur ahaa liis baraha bulshada lagu baahiyay oo laga been abuuray gudida doorashada iyagoo qoraalkaa waxba kama jiraan ku tilmaamay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version