WAJAALE NEWS

Dawlada Maraykanka Oo Soo Dhawaysay Go,aamadii Lagu Xaliyay Khilaafkii Doorashooyinka Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Dawladda Mareykanka Oo ka Hadashay Go.aamadii lagu xaliyay Khilaafkii doorashooyinka Somaliland iyadoo bogaadisay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii siyaasaddeed ee muddada ka taagnaa doorashooyinka Somaliland, ee dhawaan Salaadiinta Bariga Burco go’aanka ka soo saareen.

Sii hayaha xilka Safiirka Safaaradda Somalia ee Maraykanka oo booqasho maanta ku yimid Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa sheegay sidoo kale in arrinta Laascanood lagu dhameeyo wada hadal.

Exit mobile version