Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada qorshaynta Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac ayaa waxa uu si adag uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay maayarka magaalada Burco oo ku saabsanaa in gobolka Togdheer laga joojiyay mashruuca ay Hay”adda SDF maal galiso ee dhinaca biyaha ah.
Sidoo kale wasiirka wasaarada qorshaynta Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay qorshaha sanduuqa Hay”adda SDF.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/LgoeBH4l5KU