WAJAALE NEWS

Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Komishanka Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!

HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa kulan la qaatay gudida doorashoyinka Somaliland

Kulan oo ahaa mid warbaahinta dibad joog ka ahayd ayaa waxaa markii uu soo dhamaaday ka warbixiyay xildhibaan axmed cabdi muuse (axmed ini) oo ku simaha ka ahaa gudidan ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay ka wada hadleen komishanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version