Laascaanood (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka wasaarada Waxbarashada, gudoomiyaha golaha Wakiilada iyo maamulka gobolka Sool ayaa waxa ay si rasmi ah xadhiga uga jareen saldhigyo boolis oo laga hir geliyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka