Diridhaba (WJN)- Magaalada Diridhaba ee dalaka Itoobiya waxaa ka dhacay shir balaadhan oo lagu heshiisiinayo Oromada iyo Soomaalida oo ay colaad ba,ani ka dhaxaysay.
Shirka lagu heshiisiinayo Oromada iyo Soomaalida ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar, Jawhar Maxamed oo u dhaq-dhaqaaqa xaquuqda aadanaha, Duqa magaalada Diridhaba, Oday dhaqameed, Ugaaska Beesha Ciise iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka