WAJAALE NEWS

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Xasaasiya!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay arimo badan oo dalka ka taagan sida maxaabiista ku xidhan laascanood, hadalkii daahir riyaale ee dekeda lughaya, khilaafka golaha deegaanka hargaysa

Sidoo kale xildhibaan abiib ayaa fariin doorashada la xidhiidha udiray shacabka somaliland.

Exit mobile version