WAJAALE NEWS

Shirkadda Gacanta Ku Haysa Biyaha Magaalada Boorama oo Ka Hadashay Cabasho Uga Timid Dadweynaha

Borama (WJN)- Maamulka Shirkada gacanta ku haysa biyaha magaalada Boorama ayaa waxa ay ka jawaabeen cabasho xoogan oo maalintii shalay ahayd ka soo yeedhay qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version