Shirkadda Gacanta Ku Haysa Biyaha Magaalada Boorama oo Ka Hadashay Cabasho Uga Timid Dadweynaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkadda Gacanta Ku Haysa Biyaha Magaalada Boorama oo Ka Hadashay Cabasho Uga Timid Dadweynaha
September 28, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Maamulka Shirkada gacanta ku haysa biyaha magaalada Boorama ayaa waxa ay ka jawaabeen cabasho xoogan oo maalintii shalay ahayd ka soo yeedhay qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS