Gabiley (WJN)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday kadib markii uu mid ka mid ah booyadaha qaada Biyaha ay ku qalibmatay gudaha magaalada Gabiley, waxaana faah-faahin ka bixiyay Taliyaha Ciidanka Taraafikada ee Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka