Shil Gaadhi oo Sababay Khasaare Dhimasho Ah oo Ka Dhacay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi oo Sababay Khasaare Dhimasho Ah oo Ka Dhacay Magaalada Gabiley
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday kadib markii uu mid ka mid ah booyadaha qaada Biyaha ay ku qalibmatay gudaha magaalada Gabiley, waxaana faah-faahin ka bixiyay Taliyaha Ciidanka Taraafikada ee Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS