WAJAALE NEWS

Sadex Qof oo Ku Dhintay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Ugu yaraan saddex qof oo laba ka mid ahi haween yahiin ayaa waxaa ay ku geeriyoodeen shil gaadhi oo ka dhacay duleedka galbeedka ee magaalada Hargeysa.

Taliyaha Ciidanka Nabad Galiyada Wadooyinka Somaliland ahna afhayeenka Ciidanka Booliska Faysal Xiis ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay shilkan gaadhi ee sababay dhimashada isagoo sheegay inay baadhayaan waxaa sababay shilkan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/560ACNoJtrQ

 

Exit mobile version