Sadex Qof oo Ku Dhintay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sadex Qof oo Ku Dhintay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa
September 25, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Ugu yaraan saddex qof oo laba ka mid ahi haween yahiin ayaa waxaa ay ku geeriyoodeen shil gaadhi oo ka dhacay duleedka galbeedka ee magaalada Hargeysa.

Taliyaha Ciidanka Nabad Galiyada Wadooyinka Somaliland ahna afhayeenka Ciidanka Booliska Faysal Xiis ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay shilkan gaadhi ee sababay dhimashada isagoo sheegay inay baadhayaan waxaa sababay shilkan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/560ACNoJtrQ

 

COMMENTS
LINKS