WAJAALE NEWS

DAAWO; Xisbiga Waddani Oo Qaadacay Mawqifka Hogaamiyeyaasha Xisbiyada

Hargeysa(Wajaalenews) -Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaaahi (Cirro), ayaa dhankiisa ka Hadlay Kulankii Maanta Saddexda Xisbi ugu Ballansanaayeen xarunta Golaha Guurtida, isla-markaana la filayey in xukuumadda loogu sameeyo muddo-kordhin lagu wada Qanacsan yahay, waxana uu deedafeeyey inaanu wax heshiis ahi dhicin.

https://youtu.be/oXNcFJ2Braw

Exit mobile version