WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada oo Si Adag Uga Hadley Khilaafka Xukuumada iyo Ururka Warshadleyda

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha cusub ee guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa waxa uu si adag uga hadley khilaafka soo kala dhex galay Xukuumada iyo Ururka warshadleyda dalka.

Guddoomiyaha guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa waxa uu sheegay in ay mihiim tahay in la dhiiri geliyo warshadleyda dalka, Isagoo sheegay in sharciga sarayntiisu ay waajib tahay, Islamarkaana xukuumada ugu baaqay in ay ilaaliso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version