WAJAALE NEWS

Gudoomiye Ku Xigenka Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Wakiilada oo Raali Ka Bixiyay Hadalkii Xildhibaan Buubaa Ee Daynta 80 Milyan

Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka gudi hoosaadka ilaalinta iyo dabagalka Hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xamuud, ayaa raali gelin ka bixiyay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha gudidaasi Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ku aadanaa in Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku wareejisay lacag dayn ah oo dhan 80 Milyaan oo dollar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version