WAJAALE NEWS

Daawo: Waxqabadkii Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar La Yimi Wakhtiga Koobaan Ee Uu Xilka Hayay

Jig Jiga (WJN)- Tan iyo markii uu xilka qabtay, Madaxweynaha cusub ee dawlad deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu la yimid isbeddelo qaarkoodna hore deegaanka uga jiray iyo kuwo kale oo lagu sii xoojinayo taariikhda iyo dhaqanka dadka Soomaalida ee deegaankaas deggan.

Halkan hoose ka daawo warbixin ka hadleysa waxqabadka uu la yimi Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.

 

Exit mobile version