WAJAALE NEWS

Dhawaaqii Golaha Guurtida Ee Madaxtooyada Dhexdeedu Waxay Cay Ku Tahay Caqliga Bulshada Reer Somaliland Eng Daa.uud Abiib

HARGAYSA (Wajaalenews) Engineer Daauud abiib axmed oo hore ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay doorashada golaha wakiilada ee inagusoo fool leh ayaa si xeeldheer uga hadlay hadalkii kasoo yeedhay golaha guurtida.

musharaxan ayaa hadalkiisa kubilaabay.

maanta guurtideenii waxa ay u yeedhay madaxweynaha iyaga oo u cadeeyay in aanu go,aankoodii ahayn mid kanoqosho leh isaga oo murashaxani xusay in aanay jirin wax sawir ah oo madaxeynuhu la galay.

intaa hadaan hore uga socdo kumay ikaan eraygaa kaliya waanu kadiidnay waayahay hadalkoogaasi waxa uu qeexayaa in dhexdhexaad nimadii meesha kabaxday markay leeyihiin xisbiyadaa macaaridku way baalmarsanyihhiin sharciga aniga oo uhaya ixtiraam badan guurtideena Hadana hadalkii shalay kasoo yeedhay wuxu cay ku yahay guurtinimada caqliga bulshada reer somaliland ee marwalba lo soo dirayo dhawaaqa xaqiiqda baal marsan waynu raaci jirnay amaamiirtooda lakiin hada waxay qaadeen dhabo qaldan oo lafjab ku ah magacii guurtdi ku lahayd somaliland,,,

guurtida haba yaraatee taasina ay tahaybuu yidhi wax aan cadayn loomana ogolayn saxaafada

isbadaldoonka madaxda barito tankale maxaa guurtideena ka hortaagan in ay muxaafid iyo mucaaridba ka odoyeeyaan ee ay ku ilaaween dantii qarankani lahaa dacdooyin badan oo khlaafeed bay marwalba ka odayayn jireen amaana ku lahaayeen bulshadeena dhexdeeda iyo caalamkaba sikastaba ha ahaatee waxa garoonkan isoogaliyay maalintaan ku guulaystay xildhibaanimadii golaha deegaan gobolka gabilay ku guulaystay toban cisho ahaa xildhibaan ayaan arkaayay wasiiro xildhibaano kulmiye oo gama.diiday dibad gale ku noqday gobal ay ugu dan baysay haduu xidhibaan yahay maalintii ladoortay .xildhibaanadaasi waxay siteen waraaq liiskaa soobaxay kubadal kan kale fadeexadaasi waan ugulqaadanay anagoo xilkiina ayqaateen xoolihiina naga baxay waxaan dhawraynay hanaanka dimi qoraadiyayeed halka wasiiradaasi ay ka baqayeen inay waaayaan kursigooda iyo in bari iyo nikii nool haysano taageerayaashii dhiiga iishubay halka kuwa soobaxay aanay bulshadii dib u arag ilayn way ogyihiin waxan ay ku fadhiyaan aanay ka helin bilshadii soo qiimaysay ama taqaanay ee ay ka heleen qaabkale sikastaba haku yimaadee waxay ahayd in ay bulshada wax uqabtaan musharaxa golaha wakiilada doorashada fooda inagu haysa eng daauud abiib ah lasoco

Exit mobile version