Hargeysa (WJN)- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaarada Maaliyada Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo, Axmed Xaashi ayaa waxa uu markii ugu horeysay uu ka hadlay go,aankii uu Madaxweyne Muuse Biixi uu gacanta Xukuumada dib ugu soo celiyay Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka