HARGAYSA(W,N)- Mareeyaha haamaha kaydka shidaal ee magaalada berbera xasan anbasi ayaa ka hadlay sobobta ay udiideen in haamaha shidaalka lagu shubo shidaal uu sido markab mudo ku xaniban dekeda berbera kaasi oo uu sheegay in aanu ogolaasho ka haysan wasaarada ganacsiga Somaliland islamarkaana aanu jirin meel lagu shubo shidaalka uu sido wakhtigan
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;