Adis-Ababa(W,N) Madaxwaynihii Hore Ee Dawlad deegaanka somalida Itoobi Cabdi Maxamuud Cumar Oo mudooyinkii udnabeeyay Xabsi guri Ugu xidhaa Guri uu ka daganaa Magaalada Adis ababa ayaa Goordhawayd ciidamada fadaraalka Itoobiya xabsiga u kaxeeyeen iyagoo gurigii uu daganaa laga helay hub kala duwan oo iskugu jira Qoryaha Darandooriga Udhaca iyo Baaskoolada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA CABDI ILAY OO CIIDAMADU XABSIGA SII WADAAN.
https://youtu.be/WJ1EaWwfKOc