|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynihii Hore Ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Tirada Hub Laga Helay Gurigii Uu Daganaa.
August 27, 2018 - Written by Editor:Adis-Ababa(W,N) Madaxwaynihii Hore Ee Dawlad deegaanka somalida Itoobi Cabdi Maxamuud Cumar Oo mudooyinkii udnabeeyay Xabsi guri Ugu xidhaa Guri uu ka daganaa Magaalada Adis ababa ayaa Goordhawayd ciidamada fadaraalka Itoobiya xabsiga u kaxeeyeen iyagoo gurigii uu daganaa laga helay hub kala duwan oo iskugu jira Qoryaha Darandooriga Udhaca iyo Baaskoolada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA CABDI ILAY OO CIIDAMADU XABSIGA SII WADAAN. https://youtu.be/WJ1EaWwfKOc
Related posts:Daawo; Maayirka iyo Cuqaasha Gabiley Oo Si wadajira u Qabtay Shir jaraaid oo Bulshada Reer Gabiley... Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Waxa Ay Doorashadani Kaga Duwan Tahay Doorashooyinkii Hore Ee Somliland Ka Q... Dawladda Kenya Oo Sheegtay In Mid Ka Mid Ah Raggii Weeraray Jaamacadda Garissa In Uu Dhalay Caaqil S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|