WAJAALE NEWS

Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Daroogadii Ugu Badnayd iyo Lacagtii Lagu Iibinayay

Hargeysa (WJN)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen daroogada nooca loo yaqaano isbiirtada oo ka kooban 85-Litir iyo Lacagtii lagu iibinayay daroogadaasi oo iskugu jirta Dollar, Shilin Somaliland iyo Bir.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version