Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Daroogadii Ugu Badnayd iyo Lacagtii Lagu Iibinayay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Daroogadii Ugu Badnayd iyo Lacagtii Lagu Iibinayay
August 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen daroogada nooca loo yaqaano isbiirtada oo ka kooban 85-Litir iyo Lacagtii lagu iibinayay daroogadaasi oo iskugu jirta Dollar, Shilin Somaliland iyo Bir.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS