WAJAALE NEWS

Xildhibaan Indho Indho oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Masuul Ka Tirsan Maamulka Puntland

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa uu dhaliilo culus u soo jeediyay Sarkaal ka tirsan Maleeshiyaadka Puntland iyo Xildhibaan ka soo jeeda gobolka Sool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version