Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa uu dhaliilo culus u soo jeediyay Sarkaal ka tirsan Maleeshiyaadka Puntland iyo Xildhibaan ka soo jeeda gobolka Sool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka