Hargaysa(W,N) Wasaarada Arimaha Dibada Jamhuuriyada Somaliland ayaa kulan Uqabatay Aqoonyahanka Bartay Siyaasada Iyo xidhiidhka Caalamiga ah ee ka hawlgala Haayadaha Warbaahinta Dalka.
Waxaana kulan ugu horay ka hadlay Wasiirka Arimaha Dibada Dr Sacad Cali Shire Iyo Gudoomiyaha Ururka Solja
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;