WAJAALE NEWS

Suldaan Wabar Oo Ka Hadlay Dagaal Ay Saaka Kusoo Qaaday Jabhadiisa Gudaha Magaalada Boorama!

Boorama(W,N)-Suldaan Abuubakar (Wabar) ayaa ka warbixiyay dagaal ay ku qadaeen ciidmo ka amar qaata magalada boorama.

Dagaalkan ayaa subaxnimadii saaka weerar lagu soo qaaday saldhiga dhexe ee magalada boorama.

https://youtu.be/WzFloTPsLgA

Exit mobile version