Mid ka mid ah garyanaqada ka hawlgala caasimada hargaysa oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inay dad badani walaac ka qabaan xubnaha loo magacaabay gudida ka xuquuqda aadamaha waxana uu fariinta u diray madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay in loo baahan yahay in waxa laga badalo masuuliyiinta loo gacaabay xilkaasi
Hargaysa Offie
Wajaalenews.net
Wariye Madax banaan Abdiqadir Habbane