WAJAALE NEWS

Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Oo Kormeer ku Tagay Gobolka Awdal, Kana Warbixiyay Caqabadaha Ku Gadaaman Haayadah Dawlada.

BOORAMA(W,N)-Gudi hoosaadka arimah bulshada ee golaha wakiilada Somaliland oo kormeer u marayay gobolada dalka ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal halkaasi oo kulamo kula qaateen laamaha dawlada iyo maamulka dawlada hoose.

Gudoomiyaha gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada Xildhibaan Axmed khaliif Ayaa  ka warbixiyay ujeedada kormeerkooda iyo waxyaabaha ay ku arkeen gobolada ay safarka shaqo ku marayeen, oo ay xuseen in ay arkeen iskuduwe dhan oo aan lahayn wax xafiis ah.

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version