“Walaac wayn ayaan ka qabnaa xubnaha loo magacaabay gudidda xuquuqda Aadamaha ”Garyaqaan Mubaarik Cabdi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Walaac wayn ayaan ka qabnaa xubnaha loo magacaabay gudidda xuquuqda Aadamaha ”Garyaqaan Mubaarik Cabdi
July 4, 2018 - Written by Wariye:

garyaqaanHargaysa(WJN):-masuul ka tirsan bahda garsoorka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in baraha bulshadu ku kulanto lagu soo bandhiyay walaaca laga qabo xubnaha loo magacaabay maalintii shalay ahayd ee ay taariikhdu ku beegnayd 03/07/2018  la soo saaray warqada magacaabis ah xarunta madaxtooyada somaliland .

Mid ka mid ah garyanaqada ka hawlgala caasimada hargaysa oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inay dad badani walaac ka qabaan xubnaha loo magacaabay gudida ka xuquuqda aadamaha waxana uu fariinta u diray madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay in loo baahan yahay in waxa laga badalo masuuliyiinta loo gacaabay xilkaasi

 

 

Hargaysa Offie

Wajaalenews.net

Wariye Madax banaan Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS