Laascaanood (WJN)- Guddoomiye Ku-xigeenka Sadexaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xuseen Aadan Cade ayaa waxa uu sheegay in aanay Somaliland xoog ku qabsan shacabka Reer Laascaanood oo ay ahyd heshiis, Sidoo kale Xuseen Aadan Cade ayaa waxa uu shacabka Reer Laascaanood u soo jeediyay in ay Gobolkooda horumariyaan oo ay noqoto Caasimad lagu soo hirto sida Boorama oo kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/CgQCebpQGLg