Hargeysa (WJN)- Gudida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan u qabteen xubno ka socday xisbiyada qaranka, Culimada waa wayn ee dalka iyo xubno ka socday ururka qareenada, Waaxanay sidoo kale ay meel adag iska taageen xeerka Kufsiga iyagoo ku baaqay in meesha laga saaro xeerkaas.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka