WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Berbera.

BERBERA(W,N)- Madaxwayne kuxgeenka Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera isagoo kormeer ku tagay mashaariic kala duwan oo ay dawlada hoose hirgalisay.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version