HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Maxamed Axmed (Xinif) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti sare oo ka socday Qaramada Midoobay,
Waftigan ka socday haayada qaramada midoobay ayaa waxaa hogaaminayay madaxa haayada qaramada midoobay ahna madaxda siyaasada iyo gargaarka arimaha bini,aadminimada.
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay kawada hadleen iyo sidii qaramada midoobay gaar ula macaamili lahayd Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;