Tog Wajaale (WJN)- Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland ayaa waxa uu maanta magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ka daah-furay kulan lagu lafagurayo Xeer-nidaamiye lagu maamulayo gaadiidka qaada xamuulka xad dhaafka ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/ys2K6EfxG3o