Gabiley(W,N) Xildhibaan Cabdikariim Aw Cumar Sheekh Axmed Fure oo katirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa si Adag u Dhaliilay Siyasada Arimaha dibada somaliland isagoo Wasiirka Arimaha dibada ku Dhaliilay in Aanu la Jaan Qaadi karin Isbadalka Geeska Afrika ka Socda.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;