WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaarada Beeraha Iyo Haayada Fulinaysa Mashruuca Biyo Xidheeno Loogu Samaynayo Gobolka Gabiley Oo Kala Sexeexday Heshiis Rasmiya.

GABILEY(W,N) Masuuliyiin Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Gabiley Iyo madaxda Haayada fulinaysa mashruuca biyo xidheenada loogu samaynayo deegaano kamida gobolka gabiley ayaa kala sexeexday fulinta iyo xiliga rasmiga ah ee ay bilaabmayso hawshani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

DEG DEG Mashruuca Biji Ee Biyo Xidheenada  Deegaanada Gabiley Oo Si Rasmi  Ah Loo kAla Saxeexday

Exit mobile version