WAJAALE NEWS

Daawo-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac Oo Ka Hadlay Mujaahid Cabasho La Hortagay Golaha Oo Ciimada Boolisku Xidheen.

Hargeisa(W.N):-Xildhibaan Axmed Diiyire Nacnac Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa si Dareen Wadaniyadeed ah uga Hadlay Muwaadin Mujaahid Ku Dhawaacmay Xorayntii Dalka Somaliland Oo kamida Ciidmada Qaranka Somaliland Oo Degan burco oo Dhulkii ay Daganaayeen Xoog Lagaga islamarkaana Cabasho la hortagay Golaha Wakiilada Somaliland.

Xildhibaanka Ayaa Intaasi ku Daray in Ciidamada Booliska Somaliland Xabsiga U Taxaabeen.

Halkan hoose Ka Daawo Xildhibaan Nacnac Oo ka hadlay.

Exit mobile version