Gabiley (WJN) – Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cabdiqaadir Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Maayarka Gobolka Gabiley iyo Badhasaabka ayaa saaka kormeer ku tagay goobaha ay ka socdaan Imtxaanka Shahaadiga ahi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka