WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada oo ay weheliyaan gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka iyo masuuliyiin katirsan wasaaradu ayaa gaadhay gobolka gabiley iyaga oo kormeer ku tagay goobaha waxbarasho ee gabiley.

Ujeedada masuuiyiinta wasaarada waxbarashada ayaa ahayd sidii ay dugsiyada gaarka loo leeyahay ay usiin lahaayeen ruqsada waxbarasho ee wasaarada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version