WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Oo Gaadhay Magaalada Gabiley Iyo Ujeedada Safarkiisa!

GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland Dr cabdixakiim Siciid Bustaale ayaa safar shaqo ku tagay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley halkaasi oo maalmihii udanbeeyay ay ka taagnayd khilaaf udhexeeyey maamulka gobolka ee wasaarada waxbarashada.

Sidoo kale wasiir kuxigeenka waxbarashada oo wax laga waydiiyay khilaaf ka dehx taagan maamulka waxbarashada ee gobolka ayaa sheegay in ujeedada uu yimid  ay tahay ukuurgalida xaalada gobolka maamulkana uu kulamo la qaadan doono.

HAKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version