WAJAALE NEWS

Ururka haweenka Nagaad oo golaha Wasiiradda Ku Tageeray ansixinta Xeerka Kootada haweenka

Hargaysa (W,N)- Ururka haweenka Somaliland ee Nagaad ayaa waxa ay golaha wasiirada Somaliland ku taageereen ansixinta xeerka kootada haweenka oo ay maanta golaha wasiiradu ansixiyeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

Exit mobile version