Hargaysa (W,N)- Ururka haweenka Somaliland ee Nagaad ayaa waxa ay golaha wasiirada Somaliland ku taageereen ansixinta xeerka kootada haweenka oo ay maanta golaha wasiiradu ansixiyeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka