WAJAALE NEWS

DAAWO;-48 Dhaliyaro Tahriibayaal Ah Kuna Xanibnaa Libiya Oo Dib Loogu Soo Celiyay Somaliland.

HARGAYSA(W.N)- Garoonka diyaaradaha caasimada hargaysa ayaa lagu soo dhaweeyay 48dhalinyaro ah oo tariib hore ugu tagay dalka libaya oo ay mudo ku xanibnaayeen kuwaasi oo dib loogu soo celiyay dalkoodii Hooyo ee somaliland.

Soo celinta dhalinyarada ayaa waxaa iska kaashaday xukuumada somaliland,haayada unhcr iyo iom waxaana garoonka cigaal kusoo dhaweeyay masuuliyin ka kala socday xukuumada somaliland iyo haayadaha ka qayb qaatay soo badbaadintooda.

Qaarkamid ah dhalinyarada lasoo celiyay  ayaa ka waramay xaaladihii kusoo maray dalka libiya iyo dhibaatooyinka loo gaystay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version