BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada Gobolka Iyo Shakhsiyaadka dibad Wareega ah ee la baxay Awdal State iyagoo sheegay in ay meel uga wada soo jeedaan abniga gobolka islamarkaana aanay ka jirin wax la yidhaa awdal state.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;