Hargeysa (W,N)- Maxamed Saleebaan Wayne ayaa waxa uu ka hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.
Sidoo kale Siyaasi Maxamed Saleebaan Wayne ayaa waxa uu ka hadlay colaada soo noq noqotay ee beelaha walaaha ah ee ku dhexmaray deegaanka Ceel-afwayn isagoo xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi iyo Xukuumadii ka horaysay ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen waxka qabashada iyo soo afjarida colaadaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka